Dawlada Hoose ee Magaalada Hargaysa oo kaashanaysa Qurbojooga Somaliland ayaa maanta dib u habayn ku bilaabay Wadada Ina Naxar ee Xaafadda Isha Boorama, waana talaabo qayb ka ah horumarinta Bilicda Caasimadda.