Anigoo ah Musharax Golaha Baarlamanka Somaliland ah. Kuna Labisan Calanka Somaliland Wadnahana kusita waxan Kulan Khaas ah Magaalada Bayern Munich kula yeshay Madaxweyne Xasan Sh Maxamud.
Waxan halkan ka cadaynaya inay Been iyo Borobogando tahay arrinka beryahan la isla dhex marayey ee kusaabsan in Madaxweynuhu dalbaday in Bulshada dib loogu soo celiyo . Bulshada oo masuuliyadi naga saaran tahayna waxan halkan uga xaqiijinaya warkaasi inuu yahay waxba kama jiraan.
Wabilahi towfiiq.
Musharaxa Golaha barlamanka Somaliland. Mustafe x Adem x Haaruun.