Haldoornews.com
Wariye Mustafe Xaaji Adem Haaruun oo Jarmalka kaga Dhawaaqay inuu Sharaxanyahay Doorashooyinka Golaha Wakiilada Somaliland.
February 11, 2016 - Written by admin

1

2

3

4Gudomiyaha ururka suxufiyinta geeska afrika ee dalkani Jarmalka . Ahna wakiilla HCTV ee Galbeedka iyo Yurubta dhexe
Mustafe x Adem x Harun ayaa si rasmiya u iclaamiyey inuu u taagan yahay Musharaxnimada Golaha Baarlamaanka Somaliland ee Soo socota ee Gobolka Togdheer.
Waxaana uu sheegay inuu wax weyn ka qaban doono hawlo badan oo iminka Golaha Horyaal isla markaasna uu Hogaaminta Golaha Tartan adag u galayo sidii buu yidhi midho dhal looga gaadhi lahaa hanaaanka sharci dajinta ee dalka.
Oo u baahan daadejin sharciyeed oo an ku koobnaan oo kaliya marba mooshin lakeeno laakiin loo baahan yahay in goluhu ikhtiraac ku sameeyo Shuruucda horumarineed ee dal somaliland oo kale ahi u baahan yahay. Waxanan rajaynayaa in aan si weyn taageero uga heli doono guud ahaan Gobolka Togdheer
Allah ayaa mahad iska leh

COMMENTS
Arimaha Diinta