Haldoornews.com
Maydka Ay Tiro Badan oo Dhex Wadhan Magaalada Boorama iyo Balantii Dawlada Hoose ay ku laynaysay oo Hir Gashay+Daawo sawiro
January 30, 2016 - Written by admin

ay1Boorama(Haldoornews)-Waxaa maanta oo sabti ah Magaalada Boorama lagu Arkayey Maydka  iyo ay’da Sakaraadku hayo oo Wadooyina Wadhan.

ay’dan lagu laayey magaalada Boorama ayaa wakhtiyadii ugu dambaysay ay bulshadu cabasho xoogan ka muujisay iyagoo maalinba maalinta ka dambaysa ku soo badanayey gudaha magaalada Boorama.

taasi oo ay bulshada kala Duwan ee ku dhaqan magaaladu ay ka muujisay caafimaad darada ka dhalan karta ay’dan ku badatay magaalada boorama.

iyadoo arintaasi ay maamulka dawlada hoose ee boorama oo uu horkacayo maayarka boorama mr Maydhane waxa ay ku dhawaaqeen in ay Arintaasi wax ka qaban karaan, iyadoo sheegay in maanta oo ah 30/1/2016 ay wax ka qaban doonaan isla markaasina ay saaka kaga dhabeeyeen.

ay’dan saaka maydkoodu ka buuxo magaalada boorama ayaa iyadana. hadaan hore looga qaadin maydkooda gudaha magaalada boorama ay keeni karaan caafimaad xumo iyo cuduro ka dilaaca.

Dhanka kale Ay’da ayaa iyaduna sidoo kale Faro ba,an  oo Dhanka Nadaafada ah ku Haya kuna soo Badanaya Magaalada Hargeysa oo ah Caasimada Somaliland.

iyadoona ay dadweynaha magaalada Hargeysa ay Arintaasi ku Dhaliilaan Dawlada Hoose ee Magaalada Hargeysa oo aad loogu Dhaliilo Dhanka wax qabadka.

ay badan ay2 AY SILCAYA ay badan2

Haldoornews.com

Hargeysa office

contact@haldoornews.com

COMMENTS
Arimaha Diinta