Featured News

Fanaanka Cabdiraxmaan-Odey Oo Ka Dhiidhiyey Heerka Sicir Bararku Somaliland Ka Gaadhay hees Qiirolehna ka Tiriyay. Daawasho-Wacan

Byadmin

Jan 29, 2016

Oday-CabdiraxmaanFanaanka Codka Macaan ee Cabdiraxmaaan-Odey ayaa waxa uu soo saarey Hees Cusub oo la yidhaahdo “Daneyso Mooyaane U Daneeba May Garan”, Waxanay Heestani Soo Baxday Xalay oo ay taariikhdu ahayd 28/1/2016-ka.
Heestan oo Heesihii hore ee Jacaylka ka duwan, ayaa waxay si gaara u taabaneysa sicir-bararka aafeeyey umadda danyarta ah ee ILAAHAY uun u maqan-yahay,waxaanay si gaara ula hadlaysa Ganacsatada Dhiig miiratada ah ee shacabkooda aan u naxayn ILAAHAY-na aan ka baqeyn ee garanaya uun ‘MAXAAD FAA’IIDEY’.
Waa Heestii ugu horeysay ee laga sameeyo Sicir-bararka, taasina ay markhaati ka tahay heerka uu sicir bararku ka gaadhay Somaliland

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *