Haldoornews.com
Bacdii Badashee Badalkeedii Mee Madaxwayne ? mukhtar bukhari
August 29, 2015 - Written by admin

ninWaa casar gaaban oo oo cadceedu sii dhacayso wana khamis jimce soo galaayo waa ayaaamihii aan booqan jiray qaraabada ,waxaan galay tukaan wayn oo ku yaala suuqa si aan bal xooga sharaaba uga iibsado haba galin lahyda !

Waa sharaab iyo buskut aan gamcaha laga buuxsan Karin markuu ii soo dhameeyay inankii tukaanka iibinayaa ayan hadal ku celiyay oo dhahay walal waxan ku rito isii isla markiiba waa ii jawaabay

“walal bacii waa la joojiyay “ yaab iyo amakaag haba iibsan lahyd suaal ayan ku celiyay oo maxaan ku qaataa walal sharaabka wuxu yidhi “gamcaha ku qaado “ yaab labaad ayaa I helay

Maaha mid aan gamco ka buuxsan karo hadii aan is idhaa farsamee meesha aan tagayaaba iima dhawa

Wan is taagay waxooga ayan fakaray dhawr qodob ayan ka fakaray ka dibaan dhahay meelahas ayan ka iibsanayaaye iska soo celi lacagtaydii allayn sidani wa kalifaad intuu isoo eegay ayuu dhahay walal tukaanka ayay waxyari ku sii hadheene aan kaaga so qaade iska taagnaw waayahay ayan dhahay waxaabu wataa bacmiiko yar dantaa igu kalifta badhna wan laalaadiyay badhna wan ku riday !

Haa waa sax bacda ha la koojiyo lkn nasiib daro waxa ah badalkeedu muxuu noqonaya laba dhinacba waa eedaysanyihin dhinacse waa dulman yahay shacabku waa dhibanyahya GANACSATA IYO MADAXWAYNUHU way eedaysanyihi

Ganacsatada hadii la yidhi bacdii la jooji ee badal keensada inay ka gaabiyeen waa mid la arko oo lawada dareemay marka ay cuntaa qaaliyaynayaana go,aan ayay dag dag u gaadhan lkn danta guud uma dag dagaan oo wana dhiig miirato danyarta lagu dhibay inay dhiig miirtaan

MAXDAWAYNU waxay ahayd inuu mudada u kordhiyo kuna adkeeyo inay badal dagdag ah keenan allayn laga maarmi maayee

Shacabka yaaabanaw waxad ogaatan in bacda oo la joojiya faaaido inoo tahay aynu u samirno oo adkaysano madax dalkana aan la hadalno si ay badalkeeda la inoo soo dadajiyo .

Magaca : mukhtar bukhari

Araday dhigta jamacada admas

Bartana arimaha bulsha

COMMENTS
Arimaha Diinta