Haldoornews.com
Ogaysiis: Habeenka Gabiley iyo Hal Abuurka Yaxye Yeebaash 28-08-2015 Goobtu waa Hoolka Dawlada Hoose.
August 27, 2015 - Written by admin

timacdeNaadiga Akhristayaasha Timacadde Waxa uu kugu Marti Qaadayaa Habeenka Gabiley iyo Hal Abuurka Yaxye Yeebaash oo lagu Qaban Doono Hoolka Dawlada Hoose ee Gabiley Taariikhdu markay ay tahay 28/08/2015

Cawayskaasi oo Noqon doono Mid kulmiya Masuuliyiin, Dhalinyarro iyo Hal Abuuro Waawayn oo Dhagaysan doona Murtida Abwaanka Yaxye Yeebaash oo ka mid ah Abwaanada Da,dayar ee Loogu Jecelyahay Somaliland isla markaana Suugaantiisa aad loo Xiiseeyo.

Naadiga Akhriska Timacadde waxaa uu Si Xushmad leh kaaga Codsadayaa in aad kala soo qayb gasho Cawayskaasi oo ah mid si Balaadhan loosoo Agaasimay.

Naadiga Akhriska Timacadde

Gabiley/Somaliland

 

COMMENTS
Arimaha Diinta