Haldoornews.com
Hambalyo Meher Wacan C/raxmaan Mawliid Daa,uud iyo Hana Muxumed Yuusuf oo meherkoodu kadhacay Magaalada Hargeisa
August 20, 2015 - Written by admin

Maamulka iyo Hawlwadeenada Haldoornews waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka
C/raxmaan Mawliid Daa,uud iyo Hana Muxumed Yuusuf oo meherkoodu kadhacay Magaalada Hargeisa Waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala Hela ,aamiin aamiin..aamiin

 

sidoo kale Asxaabtan oo kala ah

Rooble Cabdi Muuse

Axmed yasiin Mawliid Daa,uud

Siciid Sh.Ismaaciil Aadan

Mustafe Abshir

Bishaaro Jaamac Saalax

C.casiis Muxumed Cumar

Mustafe C.kariin Cali

C.qaadir Aw Xasan Sabban

Waxay hambalyo kal iyo laab udirayaan meherka C/raxmaan Mawliid Daa,uud iyo Hana Muxumed Yuusuf oo meherkoodu kadhacay Magaalada Hargeisa Waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala Hela ,aamiin aamiin..aamiin1 3 4 222

COMMENTS
Arimaha Diinta