Haldoornews.com
Wakiilkii Djoubti oo weli ku Guda Jira Casuumahadaha kala Duwan ee Hargeysa loogu Samaynayo iyo Wasiir Xirsi oo isna u Sameeyey……Daawo warkan
August 19, 2015 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews)-Wasiirka wasaarada madaxtooyada jsl  Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta hotel maansoor Waxa uu Casuumad Sharaf ugu sameeyay Safiirka cusub ee dalka jabuuti dhawaan u soo magacowday Somaliland Mud. Cumar Xuseen.

COMMENTS
Arimaha Diinta