Haldoornews.com
Hees Cusub oo loo Sameeyay Madaxwayne Siilaanyo “Shacbigu Waa wada walalo , Walaayo hadday ku siiyeen, yar iyo Wayn kuu Codeeyeen, Ayaantaad waabka Fuushay, haddaad Wax wanaajin Wayday, hadduu Suxufigu Warkiisa Websiteyada uu ku Faafshay, Sun iyo Waabay ha Moodin”.
August 18, 2015 - Written by admin

Xaqiiqada Waarankeeda, haduu Wariyuhu Tilmaamo, Xogtiisiyo Waajibkiisa, Wargeysyada hadduu ku Faafsho, Adigu Wagar ha uga Qaadan, Wadkii Dhimashada Ha moodin
Waa Codkii Baxsanaa ee Fanaanada Da,da yare ee Qaali ladan iyo Heesta Aduunyo oo Siyaabo Dadban ula hadlaysay Madaxwayne Siilaanyo oo markii uu kursiga Fuulay Waji kale la soo baxay.

qaali-ladan

  Haldoornews.com

Nairobi/Kenya

Contact@haldoornews.com

COMMENTS
Arimaha Diinta