Haldoornews.com
Ha Dulmanaan Adigga Oo Jaanis Helaaya ,Hiigso Himilo Hankeedu sareeyo,Ha Hiiftamin Horumar –Dibadii.
August 18, 2015 - Written by admin

Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.

Intaa kadib waxaaan ujeedaaa ama aan u qoray qoraalkan intaa ka dib waxaaan manta isku dayaayaa Inaan faah faahin iyo habsamisocod qoraaleeed oo koobana u qoro maanta qoraalyo yar yara oo kooban oo naan laakiin faah  faahinayn dushanna aan ka marayo wixii ujeedo qoraaleeda waxaana muhima inaad isku daydo inaad dusha uun ka fahanto laakiin aanad isku wadda dayin inaad fahanto.

Nolashu waa kala guur iyo geedi socod waa hayaaan iyo hiiftan waa  socod iyo guclayn waa kala yaaca iyo isu tanaasul waa kala  iyo isu samir  waa rafaad iyo dulqaad waana  u hanqaltaag iyo hanbabool.

Ogow inaad u baahantahay inaad nolosha u bedesho  sidii ay  u dhismi lahayd  oo aad u gaadhi lahayd wadaadii horumarka  hanna ku daalin inaad u fiirsato waxa yalihii xumaa eek u soo maray  marxaladihii kala duwanaa ee aad u soo habeen seexatay .

Waxaaad u baahantahay inaad niyadda gashato inaad nolosha bedelikarta laakiin ogsoonow inay kaa horeeyaaan Rafaad iyo isu socod dhibaateed laakin ha u fiirsan  ogow noloshu way waayo badantahaye .

Waxaad manka gashataa inaad suulka saxeexa iyo  saamalaylkaba saarto sidii aad guul u gaadhi lahayd .

Waxaanad maanka gashataa inaad guulaysandoonto hadii aad samirto hadii  xamisho rafaad iyo  silica  waanad guulaydoontaaa.

Lasoco ujeedka qoraalkan 2aad

W/qMukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/Somaliland                                                                                                    Mobil:0634431347

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com

COMMENTS
Arimaha Diinta