Haldoornews.com
Masuuliyiintii Samafalka Madaxtooyada oo Deeqihii Danyarta isku Haysta, Warbaahinta Eeddo Kulul isku mariyay.
August 17, 2015 - Written by admin

Hargiesa(Haldoornews)-Masuuliyiin ka mid ah Xukuumada oo Warbaahinta isku mariyay Eedo kala Duwan kuwaasi oo ay ka mid yihiin Maareeyaha Xafiiska Samo-falka Madaxtooyada Somaliland Aamina Maxamuud Diiriye, ayaa eedayn culus u jeedisay Siciid Cabdi Gaboobe oo ay sheegtay inuu Xafiiskaas ka shaqayn jiray, balse aanu shaqada ka soo xaadirin muddo saddex sano ah, isla markaana ku kacay falal xad-gudub iyo foojari ah oo uu xilkeeda Madaxweynuhu u magacaabay sheegtay, Hay’ado kala duwan oo ay wada-shaqayn leeyihiinna ka cawdeen, isaguna ku joogsan waayey digniino hore ay u siisay, Shaabbad gaar ahna samaystay.

Haldoornews.com
contact@haldoornews.com
Hargeisa Somalilandaamina

COMMENTS
Arimaha Diinta