Haldoornews.com
Wasiir Xaglo Toosiye oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Buuhoodle iyo Cali Khaliif Galaydh oo Sii Jooga Magaalada.
August 16, 2015 - Written by admin

Wefti  balaadhan  oo  uu  hogaaminayey  Wasiirka  wasaaraddaCaafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye si weyn loogu soodhoweeyey Magaalada Buuhoodle oo socdaal rasmi ahi uga bilaabmaymaanta oo axad ah.dadweyne faro  badan oo isugu jira  qaybaha bulshada iyo  maamulkagobolka iyo degmada  ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaankakalshaale oo 35 Km dhanka W/Galbeed ka xiga Magaalada Buuhoodle.

Intaa ka dibna Wasiirka caafimaadka iyo weftigiisa waxaa loo gelbiyeygudaha Magaalada iyagoo ku soo wareegay waddooyinka dhaadheer eemagaaladaasi, ka dibna dadweynaha kala hadlay meel fagaare ah.Dr  Saleebaan Ciise  waxa uu xasuusiyey dadweynaha deegaankaasi  inqaranimada  iyo  madaxbanaanida  Somaliland  ay  tahay  mid  lamataabtaan ah, cid kasta oo oo isku dayda inay waxyeelaysana tallaabolaga  qaadi  doono,  halka  sido  kalena  wasiirku  ugu  bushaareeyeydadweynaha  Buuhoodle  mashaariic  horumarineed  oo  XukuumadaSomaliland ka hirgelinayso Gobolkaasi.

Haldoornews.com

Buuhoodle/somaliland

contact@haldoornews.comxaglo3 (1) - Copy

COMMENTS
Arimaha Diinta