Haldoornews.com
Madaxwayne Siilaanyo oo Ma loo Aqoonsan karaa Aabaha Xasuuqa Caruurta Somaliland ? Daawo Kartoonka Muujinaya Astaamihiisa.
August 16, 2015 - Written by admin

Dhiiga Dadka Muslimka ah oo la Daadiyaa Waa Xaaraan Balse waxaa Maalmahan soo Noqnoqanaya Booliska oo Caruurta yaryar Xabad u isticmaalaya isla markaana Aanay Xukuumadu Dhagba jalaq usiin Madaxwaynihii Dalkan loo Doorta ma isagaa Raali ka ah Waxan mise Baroorta Hooyooyinka iyo Danyarta ayuu ku Raaxaysanayaa.

Tan iyo intii uu kursiga Fuulay waxaa isa soo taraya Dilalka lagu laynaya Shicibka iyo Saraakiisha Ciidanka kuwaasi oo aanay Xukuumada madaxwayne Siilaanyo macno badan la lahayn.

Bal ila Daawo Kartoonkan hoose oo laga Sameeyay Madaxwayne Siilaanyo iyo Sida uu Maanta Shicibkii ugalayokartoon

COMMENTS
Arimaha Diinta