Caasha kaneeco Waa Haweenay Danyar ah oo wadanka ku Dhaqan isla markaana Caashaqday madaxwayne Siilaanyo Taasi oo Warbaahinta umarisay Caashaqa ay uqabto, waxaanay sheegtay in marwada Madaxwaynuhu ay maqashay Jacaylka Haweenaydan.