Haldoornews.com
Waxaanu Hambalyo Meher Wacan udiraynaa Lamaanaha Xamse Maxamuud Saalax iyo Cawo Cali Cawil oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa,
August 13, 2015 - Written by admin

Dhamaan Maamulka iyo Wariyeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab udirayaan Meherka Lamaanaha Xamse Maxamuud Saalax iyo Cawo Cali Cawil oo Saaka meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay noqda Reerkii lagu nastee lagu nagaado Aamiin alle haysu kiin barakeeyo alif mara congratulations waxan idinku duceynaynaa 2 3 cawi

ducadi irasulka بارك الله ل ك ،وبارك عليك ،وجمع بينكما في خير

COMMENTS
Arimaha Diinta