Featured News

Waftigii Ugu Cuslaa ee Marwada Madaxwayne Siilaanyo Hogaaminayso oo Deeqo Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee Gobolka Gabiley Daaw Muuqaalka.

Byadmin

Aug 10, 2015

Marwada Madaxweynaha Aamina Sheekh Maxamud Jirde,oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee Gobolka Gebilay Deeq loogu talo galay dadka ku tabaaloobay abaaraha jira iyo Gaadiid ay degmadu ku shaqayso.wasiir-xirsi

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *