Aragtida Dadweynaha News

Xisbiga UCID Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin + Daawo Sawiradda.

Byadmin

Aug 9, 2015

 

Hargeisa (Haldoornews)- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ayaa Munaasabad Hadhimo Sharafeed ah ku Maamuusay Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ahaa Madaxwayne lagu Xasuusto Sidii Taariikhdu ku jirtay ee Xilka Madaxtinimada Dalka uu u Wareejiyay iyada oo Xisbi Mucaarid ahi ka Guulaystay. Daawo Sawirro Tiro badan 1 2 3 4 5 6 7 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *