Featured News

Daawo Sawirrada iyo Hambalyada Arooska Xidigtii Suxufiyiinta Somalida Nimco Samriye iyo Xuseen Guuleed Afgaab oo Arooskoodu Hargeisa ka Qabsoomay.

Byadmin

Aug 9, 2015

1

2

3

4

5

6

7

8

9Maamulka Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews.com , Hawladeenada iyo Wariyeyaashu meel kasta oo ay joogaan Waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka Xuseen guuleed jaamac Afgaab iyo Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) oo aqalgalkoodu ka qabsoomay magalada Hargeisa….baarakalaahu laka wa baraka caleyka wajama beynakumaa fil khayr… Illaahay ha idinka dhigo labadii farxad ku wadaaga nolosha…aamiin aamiin aaamiin

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *