Haldoornews.com
Bahda Haldoornews oo Hambalyo Meher Wacan udiraya Cabdirahman Cismaan Isbatoore iyo Hibo Maxamed Cali oo meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Hargeisa.
August 6, 2015 - Written by admin

 1 2 3 4 5 6Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews oo Hambalyo Meher Wacan udiraya Cabdirahman Cismaan Isbatoore iyo Hibo Maxamed Cali oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Magaalada Hargiesa, waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin aamiin.

Maamulka Haldoornews.com

haldoornews@hotmail.com

 

 

COMMENTS
Arimaha Diinta