Haldoornews.com
Anigoo ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga Kulmiye ee Waqooyiga Amerika oo waxaan  Madaxweynaha ka Raali Galinayaa Dadka Aflagaadeeya.
August 6, 2015 - Written by admin

11844290_514397712050363_1477924175_nWAXAN HALKAN KARAAALINAYAA MADAXWEYNAHA SOMALILAND MD. AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) TAAS OO AAN KA RAALI GALINAAYO HADALADA DEEL QAAFKA AH EE KAGA IMANAYA DADKA MAANGAABKA AH

WAAYO WAXAN MODOOYINKII U DAMBEYEY DHAGAHAYGA KU SOO DHACAYEY IN AY DADKA QAAR LAHAYEEN MADAXWEYNE SILAANYO  KAMUU SOO BIXIN WAJIBADKII SARNAA AMA WADDANKII AYUU KHAL-KHAL GALIYEY WAXAN LEEYAHAY  DADKA SIDAA U FIKIRAAYA DIB URAACA TIRIIKHDIII AY SOO MARTAY SOMALILAND WAXA TUSALEIDIINKU FILAN MALINTII SUU MD. SIIAANYO.TALADA DALKA LAWAREEGAY. XALADA UU DALKU KU SUGANAA IYO HEERKA CALAMI EE UU MAANTA MARAAYO  WAXAN LEEYAHAY DADKA LEH WADDANKU BADBAADO AYUU U BAHAN YAHAY HABEEN MAAD JIRIN WAX KAA HADLINAYANA MAHA DAN AAD DALKA KALEEDAHAY BALSE WAAA DAN KU GAARA ADIGA. SIDOO KALE  WAXAN WARBAAHINTA DALKA KU ARGAAYEY DAD LEH MADARKA HARGEYSA DADKA KA SOO DAGAYA HALASIIYO XORIYAD KU WAASNA WAXAN U SHEEGAYA IN UUSAN MADAARKU AHAYN MID CIDKASTA ISKA SOO GASHO BALSE UU YAHAY MADAAR LA ILAALIYO NADAMKIISA IYO SHURUUCDA U TAALA.QOFKA KA SOO DAGANA UU LEEYAHAY NADAAM KA KADHOOFANA UU LEEYAHAY NADAAM MADAARKU MAHA MID CIDKASTA LAGU SOO DHAWEEYO BALSE   HADII UU QOFKU YAHAY MADAXWEYNE AMA SAWIIR & MASUULIYIINTA MUCARADKA SIDA GUDOOMIYE IYO KU XIGEEN . MARKAAS WAXAN LEEYAHAY DADKA RABA IN LAGAG HOR YIMAADO EERI BOODKA HA OGAADO IN UU MARAAYO SHARCI IYO SIISTAMKA KA JIRA MARKAAS.

WAXAN KU SOO AFMEERAYAA HADALKAGYA MUDANE MADAXWEYNE.  WAXAN KUN JEER  KAARALI GALINAYAA HADALKA DEEL QAAFKA AH EE KAGA IMANAYA DADKA MAANGAABKA AH

BYE LAILA MAHAMAD NOOR AMAAN

COMMENTS
Arimaha Diinta