Meherka iyo Arooska Wariyaha Mohamed Boosh iyo Marwadiisa Ubax_Axmed (Nacfi) ayaa Xalay arooskoodu ka dhacay magaaldan Kampala, Dhamaan Maamulka iyo Hawlwadeenada Haldoornews waxay leeyihiin noqda labadii isku wara e ubad khyle kala hela. Muuqaalka hoose ka daawo Arooska iyo Fanaaniinta ka qayb galay