Haldoornews.com
Cajiib:sidii Saacada ayey Qaylinaysaa oo ay iska kaa Tuuraysaa Marka Dambe Sariirtii ugu Cajiibsanayd oo Dunida lagu soo Kordhiyey …..Daawo Video
August 2, 2015 - Written by admin
Sariirtan ayaa leh saacad aad habeenkii ku buuxsanayso wakhtiga aad doonayso inaad toosto subaxdii, waxaanay marka la gaadho, xiligii aad ku buuxsatay, isku dalacaysa sida baabuurta Iska rogooyinka ah, oo mar qudha ayay qofka ku hurda dhulka ku tuuraysaa.

COMMENTS
Arimaha Diinta