Haldoornews.com
Bahda Haldoornews oo Hambalyo Kal iyo laab ah udiraya Meherka: Xasan Mahamed Ibraahim (Xasan Xiirane) iyo Marwadisa Shugri Maxamed Diiriye oo ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa.
August 1, 2015 - Written by admin

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Haldoornews oo kala jooga Dunida Dacaladeeda Waxay Habalyo Kal iyo laab ah udirayaan Meherka Boqorka: Xasan Maxamed Ibraahin (Xasan Xiirane) iyo Marwadiisa Shugri Maxamed Diiriye oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargiesa.

Waxaanu leeyanay illahay haysku kiin barakeeyo oo noqda kuwii is ku raaga ee is ku reeya ubad khayr qabana kala hela.. Aamiin waxaanu idiinku ducaynaynaa ducadi rasuulka (NNKH)بارك الله لك و بارك عاليكم وخمع بينكم فلخير

Haldoornews@hotmail.com

Hargiesa Somaliland

1 2 3

COMMENTS
Arimaha Diinta