News

sheekh C/laahi Diiriye Sooraan oo Habeenkii Xallay ahaa ku Geeriryooday Magaalada Hargeysa.

Byadmin

Jul 22, 2015

Hargeysa (Haldoornews)-iIaahay Naxariistii Janno ha ka waraabiyee, mid kamid ah mukhtariciinta fanka Somalida isla markaana dhinaca kale wakhtiyadan dambe ahaa mid ka mid ah Culimada laga tixgaliyo dalka Sheekh Cabdillaahi Sooraan ayaa xalay nuskii dambe ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Sheekha oo wakhtiyada dambe aad ugu jan jeedhay dhinaca diinta ayaa bilihii u dambeeyey ku xanuunsanayay Cubsitaalka Hargeysa, xalay ayaana xaqii ilaaya u yimi.

waxaanu si tiiraanyo leh uga tacsiyaynaysaa ehelkiisi, bahda dhaqanka, fanka, culimada Diinta iyo guud ahaan shacbi waynaha Somaliland geeridaas naxdintan leh ee ku timi abwaan sheekh Sooraan, Marxuumka ilaahay Marxuumka uga baryayaan inuu naxaristi janno ka waraabiyo

 

Aaaaamiin……aamiin aamiin

 

Haldoor news

Hargeysa office

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *