Haldoornews.com
Bahdal Haldoornews oo Hambalyo udiraya Meherka: Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (Jubba) iyo Dumaashiday Basra Maaweel Maxamed
July 15, 2015 - Written by admin

jubaDhamaan maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Dunidada Dacaladeeda ku kala Sugan ee Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka Maxamed Xasan Sheekh Maxamed (Jubba) iyo Dumaashiday Basra Maaweel Maxamed oo Caawa Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Gabiley. Waxaan Leeyahay Noqda Qoyskii Isku Waara, Isku Raaga, Aqal-galkoodana Ku Gaadha Bash Bash iyo Barwaaqo. Waxaan Ugu Ducaynayaa Ducadii Rasuulka CSW ugu Ducayn Jiray Munaasibadaha Noocan oo Kale Ah. BAARAKALAAHU LAKUM WABAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA FIL KHAYR WA BIL KHAYR. AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta