Haldoornews.com
Somaliland waa shacab iyo xukumada wada socda BY maxamed jeex
July 11, 2015 - Written by admin

Waa bil ramadaan anigoon buunbuuninayn ama amaanayn dawlada ay hogaanka u hayaan madaxwenaha axmed maxamed maxamuud (silaanyo)

Ramadaan kariim waa 10 tobankii dambe ee bisha ramadaan waa bishii khayrka ,waa bishii wanaaga,waa bishii samirka,waa bishii ducada, waa bishii quraanka,waa bishii alle bariga,waa bishii janada,waa bishii sadaqada,waa bishii sakada,waa bishii cibaadad,waa bishii runta.

Waa bil ramadaan anigoon buunbuuninayn ama amaanayn dawlada ay hogaanka u hayaan madaxwenaha axmed maxamed maxamuud (silaanyo) iyo madaxweyne ku xigeenka mudane Abdirahman abdillahi ismail (saylici) waxay u qabteen shacabka somaliland maaha wax lasoo koobikaro ee waa bil ramadaan ilaahay waxaa aad qabateen khayrkeeda ha,inisyo aamiin.

Waxaan shaki ku jirin in dawladan maanta hogaaminaysa dalkeena inay taha tii ugu wanaagsanayd ee abid soomarta dalkeen,waa dawlada isku haysa umadeeda,waa dawlad isku keentay dadkeedii kala daadsanaa,waa dawlad ka war haysa shacabkeeda ,waa dawlad ialaalisa umadeeda.

Shacabk reer somaliland oo ah mid aad iyo aad u wanaagsana waxaan leeyahay si fiican ayaad iskugu xidhantihiin xukumadiina ee halkaa ka sii wada waxaad tihiin shacab ku kalsoon xukumadiisa oo khayr qaba ,waanad aragtaan horumarka aad ku wada talaabsateen inigoo isla wada socda oo xukumad iyo shacaba is hasta gacmaha wataas aad wax dhisateen ee wadooyin waawayn aad dhamayseen kuwa kalehna aad wadaan.

Kalsoonidii aad siiseen wakhtigii doorashadii hore tu kasii weyn siiya doorashooyinka soo socda haddii alle idmo waayo?waa dawladii wax qabadka ,waa dawladii dhismaha,waa daladii horumarka,waa dawladii shaqada,waa dawladii barwaaqada,waa dawladii daacada, waa dawladii wanaaga.

Allaa mahad leh Brussels
BY maxamed jeex

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta