Haldoornews.com
Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Xaalladda Siyaasadeed Ee Dalka
July 1, 2015 - Written by admin

Guddoomiyaha Ucid waxa uu soo jeediyay in xukumaddu hirgaliso heshiiskii ahaa in doorashada la qabto December 2016, waxaanu sheegay in muranka siyaasadeed ee dalka ka jiraa wax u dhimay xidhidhka bulshada Caalamka iyo Somaliland.

COMMENTS
Arimaha Diinta