Daawo :- Abwaan Laabsaalax Oo Fariin Hawda U Mariyeyey Fanaanada Naseexto Indho + [ Waa Noocma Fariintu ]

Daawo :- Abwaan Laabsaalax Oo Fariin Hawda U Mariyeyey Fanaanada Naseexto Indho + [ Waa Noocma Fariintu ]

Abwaan Laabsaalax oo maanta ka hadlaayey munasibad qado sharaf loogu sameeyey fananada Farxiya Fiska ayaa waxaa uu raali galin hawda u mariyey Fanaanada Nasteexo Indho oo uu sheegay in mar ay Hargeysa timid khalad lagu sameeyey Abwaan Laabsaalax ayaa sheegay in khaladkaas uu raali galin ka bixinaayo isla markaana ay diyaar u yahiin in ay […]

Daawo Fanaanada Khadra Sinimoo Waraysi Xasaasi Ah: Laabsalaax iyo Furinle oo ay Kabaha la Dulmartay Sheegtayna inay Cunsuriyad Kula kaceen iyo Sababaha ay Xidigaha uga Baxday.

Daawo Fanaanada Khadra Sinimoo Waraysi Xasaasi Ah: Laabsalaax iyo Furinle oo ay Kabaha la Dulmartay  Sheegtayna inay Cunsuriyad Kula kaceen iyo Sababaha ay Xidigaha uga Baxday.

Hargeisa (Haldoornews)-Fanaanada Khadra Cabdi Sinimoo ayaa Markii ugu Horeysay Kabaha La Dulmartay Abwaanka Laabsaalax iyo Axmed Wali Furinle oo ay Sheegtay inay Munaafaqad iyo Cunsuriyad Kula Kaceen Fankeeda iyada oo shaaca ka Qaaday in iyaga uga baxday Kooxda Xidigaha Geeska. Gudaha ka Daawo Muuqaalka Waraysigan oo aad u Xasaasi ah .

Madaxweyne Biixi Oo Billado Guddoonsiiyay Saraakiil Ka Soo Qalin Jabiyay Jaamacado Ku Yaala Ethiopia + Sawirro

Madaxweyne Biixi Oo Billado Guddoonsiiyay Saraakiil Ka Soo Qalin Jabiyay Jaamacado Ku Yaala Ethiopia + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafeeddo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaamacadihii ay wax kasoo barteen. Madaxweynaha oo uu wehelinayo madaxweyne-ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), taliyaha ciidamada qaranka sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil, xubno kamid ah golaha wasiirrada, […]

1 2 3 70