Wasaarada Waxbarashada Oo Soo Bandhigtay Afar Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirweynihii La Dagaalanka Qishka Imtixaanaadka

Wasaarada Waxbarashada Oo Soo Bandhigtay Afar Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirweynihii La Dagaalanka Qishka Imtixaanaadka

Hargeysa(Haldoornews):- Iyada oo dhawaan loo fadhiisan doono imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe ee somaliland ayey Wasaarada waxbarashada somaliland magaalada Hargeysa ku qabatay shir weyne lagaga arinsanayey sidii loola dagaalami lahaa Eegashada(Qishka) ay sameeyaan ardayda galaysa imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka. Agaasime Cabdi Cali Jaamac ayaa […]

Ururka Bisha Cas Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Diyaarado Dawooyin Ah Oo Ay Kaga Qayb Galeen Gurmadka Shuban Biyoodka Burco+Sawiro

Ururka Bisha Cas Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Diyaarado Dawooyin Ah Oo Ay Kaga Qayb Galeen Gurmadka Shuban Biyoodka Burco+Sawiro

Burco(haldoornews)Ururka Bisha Cas Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Diyaarado Dawooyin Ah Oo Ay Kaga Qayb Galeen Gurmadka Shuban Biyoodka Burco+Sawiro -Ururka bisha Cas ee somaliland ayaa ka war bixiyey kaalinta ay kaga jiraan la dagaalanka xanuunka shuban biyoodka ee ka dilaacay magaalada Burco. Madaxa xafiiska Logistics-ka ee Ururka bisha Cas ee somaliland Maxamuud Xuseen Xirsi […]

1 2 3 27