Deg deg : Wareegto imika ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland + Akhri Faahfaahinta

Deg deg : Wareegto imika ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland + Akhri Faahfaahinta

Hargeysa(Haldoor News):-Madaxweynaha somaliland Mudane Muuse Biixi ayaa imika soo saaray Wareegto uu ku magacaabayo Gudiyo kala duwan .Hoos ka akhri faahfaahinta   Taariikh: 16 /10/2018 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-215/102018, ku magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne   Magacaabid   […]

Raysal Wasaaraha Itoobiya Madaxweyne Mustafe Cagjar Iyo Wasiir Ahmed Shide Ka Joojiyay Inay Safar Ku Yimaadaan Hargeysa

Raysal Wasaaraha Itoobiya Madaxweyne Mustafe Cagjar Iyo Wasiir Ahmed Shide Ka Joojiyay Inay Safar Ku Yimaadaan Hargeysa

Addis-ababa(Haldoornews):-Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Sababta ay Dawladda Itoobiya oo dhinac ka ah Heshiiska Maalgashi ee Dekeda Berbera ay uga maqnaatay Munaasibaddii lagu daah furay Madaxtooyadda Somaliland ee balaadhinta iyo dhismaha Dekeda Berbera,kaasi oo ay isku keliyaysteen oo qudha Dawladda Somaliland iyo Shirkadda Dp-World, waxaanay arintani ku soo aadaysaa wakhti uu Itoobiya ka qabsoomay […]

1 2 3 1,151