Haldoornews.com
Tacsi Tiiraanyo leh: Marxuum Cabdiraxman Kuuriya oo Hargeysa ku geeriyooday
March 4, 2019 - Written by admin

Tacsi Tiiraanyo leh:
Guud ahaan maamulka iyo hawladeenada Shabakada Haldoornews.com Meelkasta oo ay Joogaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Cabdiraxmaan Xuseen ( Kuuriya) oo Maanta 4/3/2019 ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
si gaar ah waxaanu tacsi u gaadhsiinaynaa dhamaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka Baxay Marxuumka
marxuumkana waxaan illaahay u waydiinaynaa in uu u naxariisto oo uu Janooyinkiisa ku Macsuumo.

Aaamiiiin……………………Aaamiin…………………..Aamiin..

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka