|
||||||
Haldoornews.com
Akhirso :- Liiska Golaha Wasiirada Puntland Oo La Magacaabey + Daawo
February 11, 2019 - Written by adminMadaxweynaha dowladda Puntland, mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiiradda cusub, kuwaasoo ka kooban 18 wasiir. 1 – Cawil Sheekh Xaashi Xaamud – Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta 2 – Maxamed Cabdiraxman Dhabancad – Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda 3 – Cabdisamad Maxamed Gallan – Wasiirka Amniga. 4 – Xasan Shire Abgaal – Wasiirka Maaliyadda 5 – Cabdiqafar cilmi xaange – Wasiirka Qorsheynta 6 – Cabdulahi Maxamed Xasan – Wasiirka Waxbarashada 7 – Jaamac Faarax Xasan – Wasiirka Caafimadka 8 – Axmed Bashiir Muuse – Wasiirka Howlaha Guud 9 – Maxamed Cabdi Cismaan – Wasiirka Dekedaha 10 – Xuseen Cismaan Gabiley – Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada 11 – Aamino Cismaan Xaaji Jaamac – Wasiirka Haweenka 12 – Cali Xasan Axmed Sabaarey – Wasiirka Warfaafinta 13 – Saciid Cismaan Aadan Fiisigis – Wasiirka Xanaanada Xoolaha 14 – Ismaaciil Diiriye Gamadiid – Wasiirka deegaanka, Beeraha iyo Waraabka 15 – Cabdulahi Cabdi Xirsi – Wasiirka Ganacsiga 16 – Faarax Maxamud Cawash – Wasiirka Kaluumeysiga 17 – Jaamac Faarax Muuse – Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 18 – Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan – Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.
Wasiir ku xigeenada Cusub
1.C/weli Mire Xirsi
3.W/xigeenka Amniga & DDRta Yusuf Maxamed Ismaaciil 4.W/xigeenka Maaliyada 1.Cumar Xasan Fiqi 2.Yaasiin Ibraahim Ciise 5.W/xigeenka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah Yaasiin Mire Maxamuud 6.W/xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xasan Jeyte 7.W/xigeenka Caafimaadka C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi 8.W/xigeenka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi
Yaasiin Cartan Maxamed
Sucaad Saalax Nuur
Sahro Cabdi Xirsi 12.W/xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska C/salaan Xaaji Siciid Faarax
C/weli Seed Cilmi
15.W/xigeenka Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Mustafe Daahir Aadan
C/qaaliq Maxamed Maxamuud
Axmed C/raxmaan Xirsi
Maxamed Bashiir C/laahi Wasiiru Dowlayaasha Cusub
Saalax Xabiib Jaamac
Maxamed Axmed Kulan
3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Maxamed C/qaadir Cismaan 4.Wasiiru dowlaha Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/raxmaan Caydiid Ibraahim
C/laahi Xasan Rooble
Sayid Cumar Guuleed
Maxamed Xasan kirli
C/rashiid Cali Geelle Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.comNagala soo XidhiidhE-mail: Haldoornews@yahoo.comFacebook Page: facebook.com/Haldoornews.com1/Twitter https://twitter.com/haldoornews1
COMMENTS
|
Wararka
|