Haldoornews.com
Deg Deg :- Faysal Cali Waraabe Oo War Cusub Ka Soo Saarey Arimaha Doorashoyinka +[ Muuqaal ]
January 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay mawqifka arimaha doorashooyinka ay xisbiga Kulmiye  ay isku mawqifka uga noqdeen, isla markaana uu xisbiga wadani aanu kula Jirin Heshiiskan ay soo saareen

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka