Haldoornews.com
Shirkada ITEL MOBILES oo Bandhiga Carwadda Ganacsiga Hargeysa si weyn uga dhex muuqata + Qiimo dhimis ay ku samaysay Mobilada ITEL + SAWIRO
December 10, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews):- Shirkada ITEL MOBILES ayaa maalintii labaad si weyn uga dhex muuqata bandhiga carwadda ganacsiga ee Hargeysa ka socota.

Shirkada ayaa qiimo dhimis ku samaysay Mobile-ada Casriga ah ee ITEL oo noocyo kala duwan halkaasi ku soo bandhigtay.

Qiimo dhimistan ay shirkada ITEL mobiles samaysay waxa uu socon doonaa Mudada Todobada Cisho ee ay socoto carwadani.

Maamulka Shirkada ayaa bulshada ugu bushaaraysay in ay u keeneen Mobilo casri ah oo qiimo dhimis na laguugu sameeyey inta ay socoto carwada.

Booqo Bandhiga Carwada oo Iibso Mobilo Tayo leh iyo Qiimo dhimis Macquul ah 

Halkan Hoose ka Daawo Bulshada oo si weyn uga Adeeganaysa Mobile Casriga ah ee ITEL.

 

 

 

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka