Haldoornews.com
Gudoomiyaha Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Germany oo ka Qayb galay Shirkii Cimilada Aduunka Poland 2018.
December 6, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha Ictiraaf Raadinta Somaliland uqaabilsan Dalka Jarmalka Maxamed Xuseen Dhacsi ayaa ka Qayb galay Shirwayne Caalami ah oo lagaga Hadleyey Cimilada Aduunka kaasi oo Sannadkan ka Dhacay Wadanka Poland

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka