Daawo Fanaanada Khadra Sinimoo Waraysi Xasaasi Ah: Laabsalaax iyo Furinle oo ay Kabaha la Dulmartay Sheegtayna inay Cunsuriyad Kula kaceen iyo Sababaha ay Xidigaha uga Baxday.

Hargeisa (Haldoornews)-Fanaanada Khadra Cabdi Sinimoo ayaa Markii ugu Horeysay Kabaha La Dulmartay Abwaanka Laabsaalax iyo Axmed Wali Furinle oo ay Sheegtay inay Munaafaqad iyo Cunsuriyad Kula Kaceen Fankeeda iyada oo shaaca ka Qaaday in iyaga uga baxday Kooxda Xidigaha Geeska.
Gudaha ka Daawo Muuqaalka Waraysigan oo aad u Xasaasi ah .

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

Leave a Reply

Your email address will not be published.