Haldoornews.com
Daawo: Somalida Kassel oo Wax ka Waydiiyey Dawlada Jarmalka Dhibka Shariga Dhalashada Jarmalka ka Haysta iyo Kullan Dhex Maray Xubno ka Socda Xukuumada Jarmalka.
September 16, 2018 - Written by admin

Sida ay la Socdaan Dadka Somaliyeed ee ku Dhaqan Dalka jarmalka Qaarkii Gobolka Hessen Soomaalida degan wuxuu dhib weli ka heystaa qaadashada dhalashada Jarmalka xataa ayagoo shuruudaha buuxiyay, sanado badanna joogay Jarmalka.
Ururka Somalis e.V. wuxuu marwaliba u taagnaa sidii dhibkan Soomaalida looga qaadi lahaa, muuqaalkaan hoose waa maanta, waa Gudoomiye Waceys oo golaha Ajaanibta gobolka Hessen iyo madax gobolka ka socota hortooda kasoo jeedinaya dhibka Soomaalida Hessen heysto, iyo in xal arinkaas laga gaadhi karo.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka