7 Ruux oo Soomaali ah oo Guullo Waawayn ka Soo Hooyey Doorashada Sweden | Haldoor News
Haldoornews.com
7 Ruux oo Soomaali ah oo Guullo Waawayn ka Soo Hooyey Doorashada Sweden
September 16, 2018 - Written by admin

Illaa iyo 7 ruux oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii guud ee dhawaantan ka dhacay dalka Sweden. Leyla Cali Cilmi, ayaa ka mid ah dadka doorashada baarlamaan ee dalkaasi ku guuleystay.

Waxa sidoo kale maanta lakala ogaan doonaa natiijooyinka seddex ruux oo kale oo Soomaali ah, kuwaas oo iyaguna xilalka baarlamaanka dalkaasi u tartamaya.

Saciid Nuur Qaas oo ka mid ah dadkii ka shaqeynayay xarrumaha cod bixinta ee dalka Sweden, ayaa faahfaahinaya doorashooyinka guud ee Sweden sanadkan ka dhacay. Jamaal Axmed Cismaan ayuuna khadka telefoonka ugu warramay.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka