Dhalinyarada Barnaamijka Calaf doon ee Haldoornews oo BBC Somali ka Waraysatay Ujeedadooda. | Haldoor News
Haldoornews.com
Dhalinyarada Barnaamijka Calaf doon ee Haldoornews oo BBC Somali ka Waraysatay Ujeedadooda.
August 26, 2018 - Written by admin

Dhalinyaro soomaaliyeed oo is xil-qaamay ayaa baraha bulshadu ku wada xiriirta waxaa ay ka bilaabeen barnaamij loogu magacdar Calaf Doon, halkaasi ay ku kulmiyaan dadka calaf doonka ah.

Dhalinyaradan ayaa waxaa ay adeegsadan barnaamijyo toos oo dhanka Fcaebook-ga, halkaasi oo qofka doonaya lamaane uu noolasha la wadaago looga raadiyo.

Barnaamijkan ayaa waxaa bilaabay Mustafa Maxmed Cali oo jooga dalka jarmalka, Bashiir Maxamed Caato ayuu khadka taleefonka ugu warramay, waxaana marka hore uu weydiiyay bal waxa ku dhaliyay inay bilabaan barnaamijka Calaf Doon.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka