Daawo Muuqalka”Dhulkii Qadiimka Ahaa Ee Marxuum Madaxweyne Cigaal Oo Agoontii Lagu Haysto Iyo Wiilkiisii Curad Oo Warbaahinta La Hadlay Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay Dhulkoodaa Lagu Haysto | Haldoor News
Haldoornews.com
Daawo Muuqalka”Dhulkii Qadiimka Ahaa Ee Marxuum Madaxweyne Cigaal Oo Agoontii Lagu Haysto Iyo Wiilkiisii Curad Oo Warbaahinta La Hadlay Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay Dhulkoodaa Lagu Haysto
August 18, 2018 - Written by admin

Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ah wiilkii curad ee uu dhalay Madaxweynihii hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa waxa uu sheegay in dhulkii ay aabahood ay ka dhaxleen oo lagu haysto. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka