Haldoornews.com
Bahda Haldoornews Waxay Hambalyo Meher Wacan Udirayaan Jimcaale Dayib Cali iyo Hibo Maxamed Cabdi
August 15, 2018 - Written by admin

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Shaqaalaha Haldoornews Waxay Farxada la Wadaagayaan Agaasimaha Shabakada Haldoornews Jimcaale Dayib Cali iyo Marwadiisa Hibo Maxamed Cabdi oo meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu Leenahay noqda Labadii isku Waara Ubad Khayr Qabana Kala hela, Aamiin Aamiin

 

qaba. Aamiin

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka