Geeri Naxdin leh : Wariye Caan ka ahaa Dhulka Somali-du Degto oo London ku Geeriyooday.

London(Haldoornews)-Alle ha u naxariistee waxaa magaalada london ee dalka ingiriiska ku geeriyooday wariye Yoonis cali Nuur oo ka mid ahaa wariyayaasha ugu da’da weyn guud ahaan dhulka ay somalidu degto isla markaana caanka ka ah .

wariyaha oo sanadihii u dambeeyey ka shaqaynayey wasaarada warfaafinta ee Somaliland ayaa habeenkii xallay ahaa ku geeriyooday London .

Innaallillaahi wa innaa illayhi Raajicuun.

Guud ahaan Bahda Haldoornews.com waxay Tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaa Bahda Warbaahinta afka somali-ga ku hadasha, iyo Qoyskii qaraabadii uu ka baxay Marxuumku in uu samir iyo iimaan ka siiyo dhamaantood, marxuumkana uu illaahay geeyo janooyinkiisa.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

Leave a Reply

Your email address will not be published.