Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Axmed Badde (Heegan) iyo Marwadiisa Nimco Muhumed Hussein oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa.

Waxaan Duco iyo Bogaadin La Wadaagaynaa dhisitaanka qoyska Cusub Boqor: Maxamed Axmed Badde (Heegan) iyo Marwadiisa Nimco Muhumed Hussein oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa.
Allaah haydinka yeelo qoyskii Barwaqo iyo baadhaadha Wadaaaga,Awlaad Saalaxana Kala Hela, Aamiin.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1