Hambalyo Meher Wacan: Guled Muhumed Ibrahim iyo Marwadiisa muna Maxamed Qaalib oo Meherkoodu Hotel Green Platz ee Magaalada Hargeysa | Haldoor News
Haldoornews.com
Hambalyo Meher Wacan: Guled Muhumed Ibrahim iyo Marwadiisa muna Maxamed Qaalib oo Meherkoodu Hotel Green Platz ee Magaalada Hargeysa
July 5, 2018 - Written by admin

Dhamaan Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah Hawada umarinayaan Meherka Guled Muhumed Ibrahim iyo Marwadiisa muna Maxamed Qaalib oo Meherkoodu Saaka ka Dhacay Hargeysa waxaan illaahay uga baryaynaa in illaahay ka yeelo reerkii lagu nastee lagu nagaado .
iyo Ducadii Rasuulka SCW uu Maalmahan oo kale ugu ducayn Jiray.
Barakallaahu laka wa baaraka calayka , wa juma baynakumaa bilkhayr ow fillkhayr

Ameen…………….Ameen.


Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka