Wariye Nimcaan Dheeg Ibraahin oo ka Tirsanaa Warbaahinta Qaranka Somaliland oo Lagusoo Dhaweeyey London, Passaport-ka Somaliland-na Kusoo Galay UK. | Haldoor News
Haldoornews.com
Wariye Nimcaan Dheeg Ibraahin oo ka Tirsanaa Warbaahinta Qaranka Somaliland oo Lagusoo Dhaweeyey London, Passaport-ka Somaliland-na Kusoo Galay UK.
April 25, 2018 - Written by admin

Wariye Nimcaan Dheeg ibraahin oo ah Wakiilka Tv-ga Qaranka Somaliland uga Soo Warama Magaalada Gabiley ayaa Passaporka Somaliland kusoo Galay Magaalada London ee Cariga ingiriiska iyada oo ay iska soo daba dhacayaan Wadamada Lagu galayo Passaportka Somaliland.
Todobaadkii hore ayaa magaalada Dalka imaaraadka Aqoonsaday Passaportka Somaliland.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka