Haldoornews.com
Hambalyo Meherka: Mahamed Axmed Warsame Iyo Marwadiisa Qaali Nimco Maxamed Bulaale oo ka Dhacay Hargeisa.

Ahmed Xuseen aadan, Fihiima Xuseen aadan Shadiya xuseen Aadan dhaman ilama Xuseen aadan guray Waxay Hambalyo Udirayaa Maxamed Axmed Warsame Iyo Xaaskiisa Nimco Maxamed Bulaale Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah Hawada Umarinayaan Meherka: Mahamed Axmed Warsame Iyo Marwadiisa Qaali Nimco Maxamed Bulaale Oo Meherkoodu Kadhacay Caasimada Soomaliland Hargeisa Alle Haydinka Dhigo Reerkii Barakooba Ubadkhyr Qabana Alle Haydin Kalasiiyo Aamiin

COMMENTS
Wararka