Haldoornews.com
Deg deg Golaha wakiiladda Somaliland oo fadhi ay yeesheen jawaab ugu diray Baarlamaanka Somaliya+ Hoos ka eeg faahfaahinta
March 13, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhi ay ugu jawaabayaan dhigooda dalka Somaliya oo shalay fadhi ay yeesheen kaga dooday heshiiska shirkada DPWorld lagashay Somaliland.

Fadhigan saaka oo uu shir godoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu sheegay inaanay qodobadii shalay ay soo saareen Baarlamaanka Somaliya ahayn wax khuseeya Somaliland.

Midkamida qodoba uu shaly soo saaray baarlamaanka Somaliya ayaa sheegayay in ay shirkada DPWorld ka mamnuuceen Somaliya.

Warkan oo faahfaahsan Goordhaw kala Soco Shabakada Hadhwanaagnews Haddii Alla Yidhaa

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka