Ogaysiis Muhiim Ah: Ma Dagantahay Dalka Jarmalka Oo Ma Doonaysaa Inaad Alaab Udirto Dalkii Hooyo. | Haldoor News
Haldoornews.com
Ogaysiis Muhiim Ah: Ma Dagantahay Dalka Jarmalka Oo Ma Doonaysaa Inaad Alaab Udirto Dalkii Hooyo.
March 9, 2018 - Written by admin

alaaboShirka Ileys Shiping Waxay Kugu Wargalinaysaa In ay Bilawday Adeegyada Dhoofinta Alaabaha Kala Duwan ee Looga Baahanyahay Dalkii Hooyo.

Shirkadu Waxay Dalka Jarmalka ka Bilawday Adeega Qaadista Baabuurta, Alaabaha Bagaashka iyo Wixii la mid ah sida:

(1) Qasaladaha
(2) Talagadaha
(3 ) Muraayada TV
(4) Mishinada laydhka
(5 ) Kabadhada hurda
(6 ) Sarirah hurda
(7 ) Qalabka Jikadda
(8) kukarada gajoyinka
(9 ) Baabuurta Yaryar🚘
(10 ) Baabuurta Waawayn🚒
(11) Alaabaha Qurxinta guryaha
(12) Hadiyadaha
Amaano Dagdag ah oo laguu gaynayo Dalkaagi Hooyo meel kasta oo ubaahan tahay Gacanta looga gaynayo meel kasta uu joogo macmiilku.

Wakiilada shirkada, oo Kala Jooga Gobolada Jarmalka
(1).xafiis Kassel kala xidhidh wakilka, Kassel 34125 Fultal.str.37
Abdirahman abdilahi 015217902398

(2) wakilka Woqooyiga kala xidhidha xafiiska Hanburg cabdi raxman Abdullah 017652265726

(3) wakiilka Xafiiska kalaxidha, mainz mubaarak, mubo 015218181512

Waxaa Lagu Wargalinayaa Macaamiisha Shirkada ee Alaabaha Farabadan Dirsanaya in Qiimo Dhimis wanaagsan Loo Samayn doono Inta Bishan Ka Hadhsan.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka