HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO  | Haldoor News
Haldoornews.com
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 
March 3, 2018 - Written by admin

arooswaxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga diraynaa Anigoo ku hadlaayo Magaca Reer Hussein Ali Wardheere Arooska Iyo Aroosadda Walalkey iga wayn Abdirahman Hassan Allasow iyo Marwadiisa Yaasmiin Hassan Ali 
oo maalintii shalay aheyd arooskoodu ka dhacay magaalad Baydho Janaay Hoteel Bakiin waxaanu leenahay
noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada
Aamiin Aamiin Aamiin 
Aan u duceyno Asxaabta arooska Cusub

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka